Tuesday, July 8, 2025

SAWIRRO: Xubnihii Alshabaab ee maanta lagu toogtay Magaalada Baydhaba

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun dilka ah ku fulisay afar qof oo dil lagu xukumay.

Waxa lagu soo eedeeyay inay abaabuleen qaraxyo dad badan ku dhinteen oo bishii February  ee 2016 ka dhacay magaalada Baydhabo.

Waxaa toogsho lagu fuliyay:
Cabdi ladiif Macalin
Xasan Aden Mursal
Sharmaad Aawow
iyo Ziyaad Xasan Faarax.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON