Monday, July 14, 2025

Saxafiyiinta Muqdisho oo dhigay Bannaanbax ay ku dalbanayaan Sii deynta weriye u xiran Dowlada

Qaar ka mida saxafiyiinta iyo madaxda ururrada saxaafadda magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay bannaabax ay ku dalbanayaan in la sii daayo weriye in muddo ah u xiran ciidamada dowladda Soomaaliya.

Xubnahan oo watay boorar uu ku sawiran yahay weriye C/wahaab Nuur Abuuja ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbaday inay xoriyadiisa degdeg ugu soo cliyan weriyaha oo muddo 40 maalmood ah u xiran ciidamada dowladda.

Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa muddooyinkan dambe cadaadis weyn saartay warbaahinta iyo suxufiyiinta Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON