Sunday, July 13, 2025

Senator C/llaahi Fartaag: “790 Guri oo Soomaaliyeed ayay Dowladda Kenya dhulkeeda ku darsatay…” [Dhageyso]

Dadka degan degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Derbiga Kenya ay marisay xuduudka uu keenay in boqolaal Guri ay maraan xuduudka dhinaca Kenya.

Senator C/llaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag oo ka mid ah guddi ka socday dowladda Soomaaliya oo booqday Belad-xaawo ayaa Aqalka Sare ee Baarlamaanka u sheegay in dowladda Kenya dhulkeeeda ku darsatay 790 Guri oo markii hore ku yiilay degmada Beledxaawo ee Gudaha Soomaaliya.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON