Tuesday, June 24, 2025

Senator Cabdi Qeybdiid oo farriin aan la fileyn u diray xildhibaanada labada Aqal (DHAGEYSO)

Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka mida xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa farriin u diray xildhibaanada labada Aqal ee Soomaaliya.

Farriinta Cabdi Qeybdiid ayaa farriintiisa ku sheegay in xildhibaanada labada aqal looga baahan yahay inay doortaan qof ay u arkaan inuu dalka iyo dadka hogaamin kara iyadoo aan wax shuruud ah lagu xirin.

DHAGEYSO FARRIINTA QEYBDIID

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON