Tuesday, June 24, 2025

DHAGEYSO Sh. Yusuf Kaba-ku-tukade: “Dagaalka Ruunirgood 12 daqiiqo ayuu socday 49-na waan ku dilnay..”

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe ee kooxda Alshabaab Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Sheekh Axmed Sheekh (Kabo Ku-dukade) oo ka hadlay dagaalkii degmada Ruunirgood ka dhacay maanta, isagoo sheegay in dileen 49 askari oo ay ku jiraan saraakiil.

Sheekh Yuusuf kaba-ku-tukade ayaa sheegtay inay dagaalkaasi ku qabsadeen 4 gaari oo kala ah laba ka mida ay qoryo saarnaayeen.

DHAGEYSO SHEEKH YUUSUF KABA-KU-TUKADE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON