Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe ee kooxda Alshabaab Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Sheekh Axmed Sheekh (Kabo Ku-dukade) oo ka hadlay dagaalkii degmada Ruunirgood ka dhacay maanta, isagoo sheegay in dileen 49 askari oo ay ku jiraan saraakiil.
Sheekh Yuusuf kaba-ku-tukade ayaa sheegtay inay dagaalkaasi ku qabsadeen 4 gaari oo kala ah laba ka mida ay qoryo saarnaayeen.
DHAGEYSO SHEEKH YUUSUF KABA-KU-TUKADE
Ad
Goobjooge.com
Warar Xul ah