Monday, June 23, 2025

Afar Caruur ah oo ku geeriyooday Dab Qabsaday Guri ay jireen Magaalada Kismaayo [Sawirro]

Afar walaallo ah ku dhintay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose, kadib markii uu dab qabsaday Xero ay ku noolayeen dadka soo barakacay.

Wararka ayaa sheegyaa in afarta Carruur ay ku dhinteen Magaalada Kismaayo kadib markii uu Dab qabsaday Guri ay ka daganaayeen Xaafad ka mida Magaalada Kismaayoiyadoo ku jiray Hal Qol halkaasoo uu dabku ku qabsaday.

Musiibada ka dhacay Xaafadda Farjano ee magaalada Kismaayo oo carruurtan ay ku gubteen ayaa si weyn looga naxay magaalada, waxaana qoyska ay ka baxeen oo Barakacayaal ahaa u tegay Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo booqday Goobta dabku qabsaday.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON