Sunday, July 13, 2025

Shanta Dowlad Goboleed ee dalka War-Murtiyeed soo saaray (Wasiirka maaliyadda wuxuu ku xadgudbay..)

Qoraal ay wadajir u soo saareen maamullada Puntland, Jubalanad, Galmudug, Hirshabeelle iyo K/Galbeed ayaa si weyn ugu gacan seyray Xeerka Canshuuraha Dalka oo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Beyle uu hor geeyay Baarlamaanka Soomaaliya.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Wasaaradaha Maaliyadda ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ay dhacdo cusub ku noqotay in Wasiirka Maaliyadda uu xeerkii Canshuurka dalka hor geeyay Golaha baarlamaanka, isagoo aan cidna kala tashan, kuna xadgudbay hiigsiga nidaam fedreaalka oo dalka oo dhan ka dhaqan gala.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON