Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa fasaxday dhamaan shaqaalaha Dowladda maanta oo Sabti ah, iyadoo ujeedada fasaxa Shaqaalaha Dowladda lagu sheegay inay tahay maalinta 12-ka Mowliid ee Xuska dhalashada Nabiga NNKH.
War-saxaafadeed ay dhowaan soo saartay Wasaaradda Shaqada iyoShaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu fasaxay shaqaalaha dowladda munaasabadda Mowliidka awgeed, waxaana hambalyo loo diray muslimiinta iyo dadka Soomaaliyeeed
HOOS KA AKHRISO.
