Sunday, July 13, 2025

Shariif Xasan: “Aqalka sare ayaa dooda ugu badnaa, waana laga heshiiyay..” [DHAGEYSO]

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dib ugu laabtay magaalada Baydhaba ayaa sheegay in lagu Shirkii Madasha.

Shariifka wuxuu caddeeyay in arrinta Aqalka Sare ay ugu badneyd dooda jirtay, basle laga heshiiyay oo aanay jirin wax dhibaato ah, wuxuuna intaas raaciyay in doorashada ay dhaceyso waqtigii loogu talogalay, isla markaana laga balamay wixii dhiman.

DHAGEYSO CODKA SHARIIF XASAN

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON