Tuesday, June 24, 2025

Shariif Xasan oo mamnuucay in Qaadka la keeno degaanada Koonfur Galbeed

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ayiday go’aankii dowladda Federaalka ku joojisay Qaadka.

Wareegto ka soo baxday  wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka C/llaahi Aadan Axmed ayaa lagu sheegay in Qaadka gebi ahaan laga joojiyay degaanada maamulka Koonfur Galbeed iyadoo loo hogaansamayo go’aankii dowladda Federaalka.

AKHRISO WAREEGTADA

wareegto

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON