Monday, July 14, 2025

Sheekh Aadan Madoobe oo xil sare ka qabtay Xisbiga Himilo Qaran ee Sheekh Shariif..

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhawaaqay xilalkii ugu horeeyay ee si KMG ah xisbigaasi u doorto, kadib kulanweyn oo ay shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe oo ka mida saaxiibada hoggaamiyaha xisbiga ayaa loo magacaabay guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Hinilo Qaran, iyadoo dhinaca kale uu ka mid ahaa asaasayaasha xisbiga oo isu diyaarinaya doorashada 2021.

Guddoomiyaha KMG ah ee xisbiga Himilo Qaran ayaa loo doortay Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi, waxaana xilalkaasi ugu hambalyeey Hoggamiyaha xisbiga Shariif Sheekh Axmed ayaa xilalka loo doortay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON