Monday, June 23, 2025

Sheekh Nuur Baaruud oo digniin ka soo saaray dabaaldeg loo sameeyo Ciida Kirishtaanka

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ah Guddoomiye Kuxigeenka Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa ka digay hoteelada Muqdisho in lagu qabto xuska Ciida Masiixiyiinta ee Chrismas-ka sanadka cusub ee 2016..

“Waxaan maqleynay in dad badan oo Soomaaliyeed ay doonayaan in ay qabtaan Ciida Kirsmiska, waxaan leeyahay dadka Soomaliyeed ee Muslimiinta ah yaan la Fasahaadin oo yaan Halaag loo soo jiidin, fursadna la siin Alshabaab”ayuu yiri Sheekh Nuur tilmaamay in dadka doonaya in ay qabtaan Xuska Ciida Kirismiska ay doonayaan in ay Al-shabaab u Fududeeyaan Weeraro lagu qaado Goobaha lagu qabanayo oo ay ku baabi’i karan Shacab aan waxba galabsan.

Dhanka kale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka jawaabay Hadalka Sheekh Nuur waxaana uu xusay in aysan dhici doonin in Muqdisho lagu qabto Munaasabado lagu xusayo Ciida Karismiska islamarkaana  aysan arrintasi dhici doonin.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON