Sunday, June 22, 2025

Sheekh Shariif: “Anigu waxba kama ogeyn saxiixa Badda, laakiin waa la siyaasadeeyay..” [DHAGEYSO]

Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa iska fogeeyay inuu wax ka ogaa saxiixa heshiiskii is-afgarada ee Soomaaliya iyo Kenya.

Wuxuu sheegay in Heshiiskaasi wanaag iyo xumaan waxa uu keeno in Mas’uuliyadiisa ay qaadayaan Ra’iisul Wasaarihii xilligaasi jirey iyo Wasiirkii saxiixay, isaguna aan waxba ka ogeyn.

Arrinta Badda ayuu sheegay inay bilaabatay sanadkii 2005-ta, waxa loogu soo beegay xilliganna ay tahay arrin siyaasadeed oo dan laga leeyahay.

Ad

DHAGEYSO

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON