Tuesday, July 15, 2025

Sheekh Shariif iyo mas’uuliyiinta Xisbigiisa oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Kenya. (Sawirro)

Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ahna hoggaaminaya xisbiga Himilo Qaran ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka Dowladda Kenya u jooga magaalada Muqdisho.

Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiinta Xisbiga Himilo sida Gudoomiyaha, Xoghayaha guud iyo xubno kale ayaa la sheegay in safiirka Kenya ee omalia Ambassador Lucas Tumbo ay ka wadahadleen xiriirka labada dal iyo warbixin ku saabsan dhaqdhaqaaqa xisbiga ka wado magaalada Muqdisho.

Safiirka Kenya ayaa dhowaan dib ugu soo laabtay shaqadiisa magaalada Muqdisho, kadib markii muddo uu xumaaday xiriirka labada dal ee Kenya iyo Somalia, waxaana weli Kenay ku laaban safiirka Somalia.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 6 people, people smiling, suit
Image may contain: 1 person, standing, car and outdoor
Image may contain: 3 people, people smiling, indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON