Sunday, June 22, 2025

Sheekh Shariif: “Ma soconeyso in Siyaasaddu noqoto Qof kursi haya iyo nin kula dhegan..”

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Xaaladda siyaasadeed ee is jiidjiidka ah oo ka taagan dalka.

Isagoo la hadayey Ardayda Soomaaliyeed ee wax ku barata dalka Turkiga ayuu sheegay in Soomaalida ay tahay tan dalkeeda ku dhegan oo diidan inuu hore u maro, wuxuuna meesha ka saaray in dalal kale laga sugo waxqabad.

“Siyaasaddu maaha inay noqoto qof kursi ku fadhiya iyo mid kula dhegan, ee waa inay noqotaa mid ku dhisan sixitaan..” ayuu yiri Sheekh Shariif oo ka deyriyey qaabka ay Soomaalidu u dooneyso inay ku socoto.

Ad

DHAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON