Monday, July 14, 2025

Sheekh Umal oo si kulul u beeniyay inuu Axmed Madoobe Dhul ka siiyay Magaalada Kismaayo [Daawo]

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa faahfaahin ka bixiyey dhul shirkad ay leeyihiin ka dhiseyso xaafad guryo casri ah.

Sheekh ayaa ka hadlay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo ku saabsan dhul bannaan oo muddo dheer ay lahaayeen shirkadooda, wuxuuna caddeeyay qaabka dhulkaasi u soo galay iyo been abuurka laga faafiyey.

HOOS KA DAAWO SHEEKHA UMAL

Ganacsato uu ka mid yahay Sheekh Umal oo xaafad Casri ah ka dhiseysa magaalada Kismaayo [Sawirro]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON