Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Sheekha Sacuudiga ee caanka ah Caa’id Al-Qarni oo lagu dhaawacay Dalka Philippine

Sheekha u dhashay dalka Sacuudiga, ahna daaciga weyn ee Sheekh Caa’id Alqarni ayaa la sheegay inuu dhaawac kasoo gaaray weerar lagu qaaday isaga iyo dad la socday dalka Philippine, waxaana weeerarkaasi lagu dilay shan qof oo la socday Sheekha.

Sheekha ayaa la sheegay inuu dhaawac yahay oo xaaladiisa ay degan tahay, inkastoo aan faahfaahin badan laga helin, waxaana warkan shaaciyay Sheekha lagu magacaabo C/raxmaan Alnasr.

Warkan ayaa laga xaqiijiyay dalka Philippine, waxaana la sheegay in Sheekha uu halkaasi u tegay inuu ka jeediyo muxaadarooyin diini ah, gobolka Shilku ka dhacay ee Zamboanga ayaa la sheegay inay u badan yihiin dadka Shiicada ah.

Sheekh Caa’id Alqarni oo muxaadaro ka jeedinaya dalka Filibiin.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON