Thursday, June 26, 2025

Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho [Diyaarado isku dhacay- SAWIRRO]

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shil diyaaradeed uu maanta ka dhacay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaaa sheegaya inay isku dhaceen laba diyaaradood oo garoonka ku sugnaa. Wuxuuna shilka yimid kadib markii diyaarad Midowga Yurub ay ku dhacday Diyaarad rayid ah oo isaga gooshta Gobollada Dalka.

Diyaaraadda shilka ka danbeysay ayaa ku socoday inay gasho Parking la dhigo diyaaradaha, waxayna ku dhacday diyaaradda kale oo xilligaasi iyadu taagneyd oo la filayay inay dad u qaado gobolada dalka.

Diyaaradda ka mida labada diyaarad ee isku dhacay ayaa muujinaya inuu Baal ka mida Baalasheed burbur weyn soo gaaray. Waxaana diyaaradda qasaaraha soo gaaray ay u kireysneyd Shirkadda  Galeyr ee gudaha dalka u duusha, waxaana goobta lagu arkay shidaal badan oo ka daatay.

http://www.dhacdo.org/wp-content/uploads/2018/01/

http://www.dhacdo.org/wp-content/uploads/2018/01/

http://www.dhacdo.org/wp-content/uploads/2018/01/

http://www.dhacdo.org/wp-content/uploads/2018/01/

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON