Monday, July 14, 2025

Shir lagu Dhexdhexaadinayo Itoobiya iyo ONLF oo ka furmay Magaalada Nairobi [Sawirro]

Shir lagu dhexdhexaadinayo Garab ka mida ururka ONLF iyo dowladda Itoobiya aya ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Shirkan oo ay dhexdhexaadintiisa leedahay dowladda Kenya ayaa saaka ka furmay Nairobi, iyadoo dhinaca Itoobiya uu wafdigeeda hoggaaminayo Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo ay wehliyaan xubno uu ka mid yahay Gen. Gabre.

Dhinaca ururka ONLF waxaa hoggaaminaya Cabdiraxman Maadeey oo ah madaxda arrimaha Dibada ee ONLF, waxaana dowladda Kenya ay arrintan u xil saartay Senator Maxamed Yusuf Xaaji.

Itoobiya ayaa hore ugu guuleystay iyo garabyo iyo shaqsiyaad ka mida ONLF ay heshiis gaara la gasho iyagoo ku biiray maamulka Jigjiga, waxaase weli taagan halgankii kooxda.

Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON