Sunday, June 22, 2025

Shir looga hadlayo Arrimaha Somalia oo Wasiiradda Arrimaha Dibadda IGAD uga furmay Addis ababa [Sawirro]

Waxaa magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya maanta ka furtay shirka 66aad ee aan caadiga ahayn oo wasiirada arrimaha dibadda IGAD ka yeelanayaan arrimaha Soomaaliya iyo South Sudan.

Shirka oo ka furmay Hotelka Sheraton ee magaalada Addis ababa ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirada Arrimaha  dibadda dalalka IGAD oo uu ka mid yahay wasiir dibadeedka dowladda Soomaaliya, waxaana ajendayaashiisa ugu horeeya xaaladda Soomaaliya.

Wasiirada ayaa warbixin ka dhageysan doona Wakiilada u kala qaabilsan dalalka Soomaaliya Mohamed Ali Guyo iyo Koonfurta Suudaan Ismacil Waceys, oo shirka hordhigi doona xaaladihii ugu danbeeyay ee labada dal.

Ad

SAWIRRO

- Advertisement -

 

- Advertisement -

 

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON