Shir Madaxeedkii IGAD ee Muqdisho ayaa la sheegay inuu isbedel ku yimid, arrimo aan la sheegin dartood.
Shirkan oo qorsheysnaa inuu Muqdisho ka furmo Sabtida 10-ka Septembar ayaa wararku sheegayaan in muddo saddex maalmood ah dib loogu dhisay.
Shirka ayaa lagu wadaa inuu qabsoomo maalinta Talaadada ee 13-ka Bishan, sida ay sheegeen ilo ku dhow xogeynta IGAD.
Shir Madaxeedka IGAD ee Muqdisho waxaa xaqiijiay inay ka qeyb galayo madaxweynaha Uganda, waxaana la sugayaa inay madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti, Kenya, Suudaan, Uganda, Koofurta Suudaan.
Goobjooge.com