Monday, July 14, 2025

Shirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya oo ka furmay magaalada Muqdisho [Sawirro]

Shir looga hadlayo Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya ayaa maanta ka furmay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.

Shirkan oo ay soo qabagaabisay Wasaaradda Ganacsiga ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiiro ka tirsan xukuumadda, ganacsato iyo wakiil caalami ah, waxaana shirka furay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Waxaa shirka ka dhex muuqday Ganacsatada waaweyn ee dalka iyo xubno ka socda beesha caalamka, iyadoo wasiirka ganacsiga dowladda Somalia uu sheegay in shirka oo laba maalmood socon doona looga doodayo fursadaha Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON