Wednesday, August 6, 2025

Shirkii Amniga Qaranka Dowladda Federaalka & Maamul Goboleedyada oo Baydhaba ka furmaya

Waxaa magaalada Baydhaba ka socda diyaargarowga Shirka Amniga Qaran ee madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul Gobioleedyada, kaasoo muddo dheer dib u dhacay.

Maanta Berri ayaa lagu wadaa inuu magaalada Baydhabo ka furmo shirka g oo ay ka qeyb galayaan madaxda ugu sarreysa ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa looga hadli doonaa arrimo muhiim ah oo ay ugu weyn tahay qorshaha lala tegayo shirweyne ka furmaya magaalada Brussels.

Madaxda Maamul goboleedyada iyo kuwa dowladda Federaalka ayaa laga sugayaa inay saacadaha soo socda gaaraan magaalada Baydhabo oo aad loo adkeeyey amniga, iyadoo uu shirku qabsomayo xilli uu khilaaf u dhaxeeyo maamul Goboleedyada iyo madaxda dowladda Federaalka.

Dowladda Federaalka oo soo jeedisay inuu shirka ka dhaco magaalada Muqdisho ayaa waxaa diiday madaxda maamul goboleedyada, waxaana saddex ka mida madaxweynayaasha maamul goboleedyada ay si weyn uga hor yimaadeen siyaasadda dowladda Federaalka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON