Sunday, July 13, 2025

Shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle oo Qodobbo culus laga soo saaray [Akhriso]

Shirkii golaah wasiirada maamulka Hirshabeelle ee uu guddoomiyay Kusimaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe ayaa laga soo saaray saddex qodob.
Shirkan oo ka dhacay magaalada Jowhar, waxaa ka qeyb glay xubnaha Golaha Wasiiarada Hishabeelle, iyadoo ay ahayd markii ugu horeysay ee ay kulan yeeshaan in ka badna lix bilood oo la magacaabay.

Qodobadda kasoo baxay shirka waxay kala yihiin:

1- Goluhu waxa uu ayiday go’aankii dastuuriga ahaa ee xilka looga qaaday Madaxweynihii hore ee Hirshabele Cali Cabdulaahi Cosoble.

2)- Goluhu waxa uu ugu baaqay dowlada federalka iyo beesha caalamka in la raaco lana taageero goaanka ay gaareen baarlamaanka 14-ka bishan.

3)- Goluhu waxa uu isku raacay in loo diyaargaroobo doorashada Madaxweyaha cusub ee dowlad goboleedka hirshabeelle.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON