Thursday, June 26, 2025

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo ka gaabsaday Duqeyntii ciidamada Galmudug [War-saxaafadeed]

Shirkii Golaha Wasiirada maamul goboleedka Puntland ee maanta ayaa ka gaabsaday inay soo hadal qaadaan duqeyntii ka dhacay duleedka Gaalkacyo ee lagu laayay ciidamo ka tirsan Galmudug.

Shirka oo uu guddoominayay Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ugu muhiimsan tahay doorashada xildhibaanada labada aqal ee Puntland kasoo galaya.

Golaha Wasiirada Puntland ayaa ugu baaqay Isimada degaanadaasi inaysan dib u soo xulin xildhibaanadii hore oo ay sheegeen inay hagardaamo iyo lugooyo u geysteen Puntland.

HOOS KA AKHRI WAR-MURTIYEEDKA

war-murtiyeed-puntland

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON