Thursday, July 17, 2025

Shirkii Madasha Qaran oo la soo gabagabeeyay & War-murtiyeed laga soo saaray [Akhriso]

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay shirka Madasha Wadatashiga Qaran Muqdisho ka socday 6-12 September 2016.

Xafladda gabagabada shirka oo ay ku wada sugnaayeen madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaa War-murtiyeedka akhriyay afhayeenka Madaxtooyada Daa’uud Aweys.

HALKAN KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA MADAHA QARAN

madasha-16-3madasha-16-4madasha-16-2madasha-16-1

HALKAN KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA MADAHA QARAN

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON