Wednesday, June 25, 2025

Shirkii Madaxda Madasha Qaran ee Muqdisho oo hakad la geliyay [Akhri sababta]

Warar xogogaal ah oo laga helayo shirka Madasha Qaran ee madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya

iyo kuwa maamulada dalka ayaa sheegaya in dib loo dhigay soo xiritaanka shirka oo lagu waday in caawa lasoo gabagabeeyo.

Shirka oo la isla meel dhigay dib u dhigis lagu sameeyo Doorashada dalka oo la gaarsiinayo Bisgha November iyadoo laba bilood loogu daray xiligii sharciga ahayd ayaa waxaa u haray qodobo dhowr ah oo xasaasi ah.

Shirka ayaa hadda la sheegay in la soo xirayo maalinta sabtida ah ee 6-da Ogost, iyadoo inta ka horeysa xal laga gaarayo arrimo dhowr ah oo weli taagan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON