Sidee la isugu dayey in Xabsiga Dhexe lagu weerarro Ninkii Ajnabiga ahaa ee Anthony Thomas [DAAWO]

Taliska Ciidanka Asluubta ayaa faahfaahin ka bixiyay isku day Dil oo koox maxaabiis ah ay isku xabsiga dhexdiisa ka sameeyeen iyagoo beegsaday Nin Ajnabi ah oo  u dhashay UK oo dhawaan Ciidanka Ammaanka ka qabteen Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Taliye ku xigeenka ciidamada Asluubta C/kariin Cali Afrax ayaa saxaafada u sheegay in laba qof oo Daacishnimo u xiran ay weerar ku qaadeen ninka ajnabiga ah ee laga qabtay garoonka diyaaradaha Anthony Thomas, balse uu caafimaad qabo, iyadoo aysan u suuragelin inay falkooda fuliyaan, mana jiraan ayuu yiri wax gaaray, sida uu yiri.

Ad

Taliye xigeenka ayaa sheegay inaysan isku qol ku xirneyn, laakiin ay bannaannka uga soo baxeen qolalkooda, si ay u cunteeyaan, balse markii la xareynaaeyay ayey damceen inay waxyeelaan, wuxuuna intaas ku datay inay xubno ka socda safaaradda ay xabsiga ku booqdeen eedeysanaha.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

128,042FansLike
1,151FollowersFollow
3,347FollowersFollow

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!