Xabsiga Dhexe
Federaalka
Hooyo Baraha bulshada lagu soo bandhigay cabashadeeda oo loo sii daayey wiilkii ka xirnaa (Cadaaladda Facebook)
Hooyo Soomaaliyeed oo cabashada wiilkeeda oo u xiran dowladda Soomaaliya lagu soo bandhigay baraha Bulshada iyadoo sheegtay in aragtidiisa lacag looga qaado ayaa maanta...
Banaadir
Maxkamadda Ciidamada oo xukunno ku riday Alshabaabkii ka baxsaday Xabsiga Dhexe iyo 9 Askari oo ka tirsan…
Maxamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta xukunno kala duwan ku riday 11 Qof oo ku eedeysan weerarkii ka dhacay Xabsiga Dhexe...
Xog cusub
Xog dheeraad ah oo laga helay sidii Maxbuus ka tirsan Alshabab u qorsheeyay weerarkii Xabsiga Dhexe? (Galka Baarista)
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay weerarkii ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe, iyadoo la ogaaday ninkii ka dambeeyay qorsheynta weerarka iyo sidii hubka lagu...
Xog cusub
Sidee Alshabaab u qorsheysay dagaalkii ka dhacay Xabsiga Dhexe? (Akhriso Warbixinta Baarista Guddiga)
Baaritaan hordhac ah oo kasoo baxay Guddiga dowladda Soomaaliya u saartay dagaalkii dhiigga badan ku daatay ee ka dhacay xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa...
Xukuumadda
Guddigii Baarista Dagaalkii Xabsiga Dhexe oo Warbixin yaab leh kasoo saaray sidii loo qorsheeyay falkaasi
Guddiigii loo xil saaray Baaritaanka weerarkii argagaxiso ee 10-k August 2020 ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, ayaa soo saray natiijada baaritaan...
Xog cusub
Akhriso: Maxaabiistii ugu halista badnaa ee Alshabab & Daacish ee lagu dilay Xabsiga Dhexe
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa maxaabiistii ku geeriyooday dagaalkii shalay ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ku jiraan xubno...
Banaadir
Maxbuuskii Alshabaab ee ka baxsaday Xabsiga Dhexe oo la ogaaday (Maxaa ka jira inuu ahaa Ilka-case?)
Waxaa la shaaciyey magaca Maxbuuskii Alshabaab ee shalay ka baxsaday xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho, kadib dagaal ka dhacay gudaha Xabsiga oo dhaliyey dhimasho...
Xukuumadda
Guddi soo baara Dagaalkii ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe oo la magacaabay (Akhriso)
Sii-hayaha xilka Ra'iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay Guddi soo baara Dagaalkii shalay 10-ka Ogost 2020 ka dhacay Xabsiga Dhexe ee...
Banaadir
C/raxman C/shakur: “Wixii ka dhacay Xabsiga Dhexe, waa Qorshe uu Taliska Nabadsugidda fuliyey..”
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan xaaladda uu dalku ku jiro ee kala guurka ah, isagoo eedeyn...
Banaadir
Taliyaha Asluubta: “Maxaabiis Raashin karineysay ayaa Qoryo ka furtay laba Askari oo dagaal…”
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalkii galabta ilaa caawa ka dhacday xabsiga dhexe ee Xamar.
Taliyaha ayaa sheegay...
Banaadir
FAAHFAAHIN: Dagaal ka dhacay Gudaha Xabsiga Dhexe ee Muqdisho & xubno Alshabaab ka tirsan oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa rasaas ka dhacday ay Gudaha Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho, iyadoo la in Maxaabiis ku jirtay xabsiga ay...
Banaadir
Hay’adda Hormuud Foundation oo Deeq gaarsiisay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho & Isbitaal Martiini
Hormuud Foundation oo sanad walba marka la gaaro bisha barakeysan boqata xarunta xabsiga dhexe waxay geysaa deeq mucaawino ah oo ay ugu talagaleen maxabiista...