Maxaabiis ku jirtay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho oo laga rarray, loona wareejiyey..

Maxaabiis ku xirnaa Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa maanta laga rarray halkaasi iyadoo si rasmi ah loogu wareejiyay Xabsiga weyn ee Muqdisho oo laga dhisay Xerada Ciidanka Asluubta ee duleedka magaalada Muqdisho.

Maxaabiista maanta laga wareejiyey Xabsiga Dhexe ayaa tiradooda lagu sheegay 58 Maxbuus oo ku eedeysan Dembiyo kala duwan, iyadoo howsha kala wareejinta maxaabiista ay goobjoog ka ahaayeen qaar ka mida madaxda dowladda Federalka Soomaaliya.

Ad

Waxay maxaabiistan noqonayaan kuwii ugu horeeyay ee loo wareejiyo Xabsiga cusub ee Muqdisho, waxaana las heegay in maxaabiista ay buux dhaafiyeen xabsiga dhexe.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

129,356FansLike
1,243FollowersFollow
3,414FollowersFollow

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!