Thursday, June 26, 2025

Sidee loo aasay Wiilkii Soomaaliga ahaa ee London ugu geeriyooday Coronavirus? (Qoyskiisa oo ka maqnaa -Sawirro)

Waxaa shalay magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu aasay wiilkii Soomaaliga ahaa ee u geeriyooday cudurka Coronavirus, iyadoo aanay aaskiisa ka qeyb gelin qoyskiisa.

Ismaaciil Maxamed C/wahaab ayaa noqday qofkii ugu da’da yaraa ee cudurka Covid-19 ugu dhintay dalka Ingiriiska, waxaana qoyskiisa loo karaantiilay inay cudurka qabi karan, taasoo keenay inaan loo ogoleyn inay dibadda u baxaan, waxaana shalay la aasay wiilka iyadoo aanay qoyskiisa ka qeybgelin, waxayna ka daawanayeen khadka Internetka.

Hore waxay qoyskan u awoodi waayeen inay isbitaalka ugu tagaan, mana jirin cid wehlisay oo qoyskiisa ka mida markii uu geeriyoonayey, arrintaas oo saxaafadda Ingiriiska ay ku tilmaameen mid naxdin leh oo ka dhalatay cudurka coronavirus.

Aaska waxaa ka qeyb galay dad qaraabo la ahaa Ismaaciil, waxayna xirnaayeen qalabka looga hortago in cudurla isugu gudbiyo, waxayna salaadda janaasadda ku tukadeen iyagoo kala fog oo aan isu dhoweyn.

Ismail Mohamed Abdulwahab, 13, died alone at King's College Hospital in London on Monday and was laid to by pallbearers wearing protective suits, masks and gloves
Mourners at the funeral stood, heads bowed while sticking to the social distancing rules being imposed to stop the spread of the virus that killed young Ismail
Funerals are technically only meant to have around ten mourners but more attended today while safely observing two metre spaces
The extraordinary scenes at Ismail's funeral are a poignant reminder of the devastation being caused by coronavirus across the UK
Undertakers wearing personal protective equipment carry the coffin during the funeral of Ismail Mohamed Abdulwahab, 13,
Ismail was lowered into the ground without his family present as his mother and six siblings are forced to self-isolate

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON