Friday, June 27, 2025

Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay magaalada Nairobi..? [Sawirro]

Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa Garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Wasiirka Gaadiidka dalka Kenya James Macharia, waxaana wehliyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), iyadoo uu ka qeyb galayo shirka caalamiga ah ee dadweynaha iyo Horumarka (International Conference on Population and Development).

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: one or more people and people standing
Image may contain: 1 person, standing, suit and outdoor
Image may contain: 1 person, standing and outdoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 4 people, people smiling, suit and indoor
Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting, suit and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON