Friday, June 27, 2025

Sirdoonka Kenya: “Alshabaab diyaariyeen Qorshe ay adeegsanayaan Gabdho qurux badan..”

Saraakisha Sirdoonka Ciidamada Kenya ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay u dhigeen qorshe halis ah oo Sirdoonka.

Joseph Kanyiri oo ka mida Saraakiisha Sar-sare ayaa saxaafadda Kenya u sheegay in Al-shabaab ay diyaariyeen Haween ka tirsan Shabaab oo aad u qurxoon sida uu yiri, kuwaasoo ay geyn doonaan Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.

Wuxuu intaas ku daray Joseph Kanyiri in Haweenka ka tirsan Shabaab ay doonayaan in xiriir saaxiibtinimo la yeeshaan ciidamada Kenya si ay u helaan xog sirdoonka, iyadoo ay hote talaabadaan oo kale u sameeyeen oo ay dumar u adeegsadeen Basaasnimo si ay Gudaha Kenya Xog uga helaan.

Wuxuu ka digay in Alshabaab haweenka u adeegsan karto fulinta qaraxyo ka dhaca gudaha Kenya. “Sanadkii la soo dhaafay waxaan xirnay laba dumar ah, deegaanka Kiunga, kuwaasi oo jaajuusiin u ahaa kooxaha argagixisada” Ayuu yiri Kanyiri.

Gudaha Kenya ayaa Sanadkii 2016-kii Al Shabaab ayaa afduubtay 375, waxayna qaadeen 332, iyaga oo dilay 741, sidoo kalena dhaawacay 921, sida lagu sheegay warbixin la soo saaray.

SourceThe Star

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON