Monday, July 14, 2025

Siyaasi caan ah oo maanta ku dhawaaqaya inuu yahay Musharax Madaxweyne

Siyaasiga Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ahaa safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya ayaa maanta ku dhawaaqaya musharaxnimadiisa.

Xaflad balaaran oo magaalada Muqdisho ka dhaceysa ayaa musharax Cali Amerika ku shaacin doonaa si rasmi ah inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, isagoo ku biiri doona ololaha doorashada dalka.

Cali Amerika oo sumcad fiican ku leh gudaha Soomaaliya ayaa dhowaan soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana la filayaa inay musharixiin badan sidooa kale ku dhawaaqaan musharaxnimadooda.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON