Monday, June 23, 2025

Siyaasiga Faarax Macalin oo ka digey Heshiiska ONLF Itoobiya, kana halday Xaqiiqada Itoobiya [DAAWO]

Siyaasiga Soomaalida Kenya ee hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka dalkaasi Faarax Macalin ayaa ka digay heshiiska Itoobiya la galeyso jabhadda ONLF ee Soomaali Galbeed, kana socda magaalada Nairobi.

Faarax Macalin ayaa sheegay in heshiisay Itoobiya ka raadineyso ONLF xilligan uu yahay mid ay ku dooneyso inay dan gaara ku gaarto si culeyska uga heysta qowmiyadaha kale ay ugu jeesato, wuxuuna ka digay inuu mari doono halkii ay mareen heshiisyadii hore.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON