Monday, July 14, 2025

Siyaasiyiin & Waxgaradka ka hor yimid Go’aankii Shariif Xasan kula Saftay Sacuudiga & Imaaraadka [Dhageyso]

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa todobaadkan sheegay inuu taageersanyahay go’aankii Dowladda Sacuudiga iyo qaar ka mid ah Dowladaha Khaliijka ay xayiraadda ku saareen dowladda Qatar.

Kulan ay magaalada Baydhabo ku yeesheen Golaha Badbaadint Koonfur Galbeed ayaa si weyn uga hor yimaadeen qoraalkii kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed uu ku saabsanaa taageerada xulufada Sacuudiga.

Aadan Maxamed Nuur Saransoor oo hore wasiir iyo xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka u soo noqday ayaa akhriyay go’aanka Golahooda kasoo baxay.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON