Friday, July 4, 2025

Siyaasiyiinta Musharixiinta ah oo Digniin ka soo saaray Oday loo magaaabay Reer Aw-xasan [War-saxaafadeed]

Siyaasiyiinta xisbiyada oo u badan musharixiin u taagan jagada madaxweynaha ayaa ka hor yimid oday cusub oo lagu soo kordhiyay Odayaashii Dhaqanka Soomaalida ee sharciga ahaa.

Shir jaraa’id aoo ay ka dhex muuqdeen musharixiinta Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) iyo C/raxmaan C/shakuur ay ku gacan seyreen in oday cusub lagu soo biiriyo Odayaasha Soomaalida ee sharciga ahaa iyadoo loogu daneynayo shaqsiga Faarax Sheekh C/qaadir oo ay ku eedeeyeen inuu hore u dumiyay laba xukuumadood.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa lagu eedeeyay inuu ku dhaqaaqo fal noocaasi ahoo qoraal ku soo saaro, waxayna ka digeen in Doorashada Soomaaliya ee 2016 ay halis ku jirto.

Musharixiinta2

Warsaxaafadeed1

Warsaxaafadeed2

Musharixiinta

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON