Wednesday, June 25, 2025

Siyaasiyiintii Gedo ee u xirnaa Itoobiya oo maanta Muqdisho yimid & Qorshe ay wadaan

Waxaa Galabta magaalada Muqdisho yimid siyaasiyiin iyo mas’uuliyiintii Gobolka Gedo ee ciidamada Itoobiya ku xireen degmada Doolow ee Gobolka Gedo Jimcihii hore kadib markii heshiis shirqool ahaa loo geeyay halkaasi oo Axmed Madoobe ku sugnaa kadibna xoriyadii laga qaaday.

Gedosiyaasiyiin

Siyaasiyiinta maanta  Garoonka diyaaradaha ee Addan Cabdulle lagu soo  dhoweeyay waxay kala yihiin:

  1. Gudoomiyihii Gobolka Gedo  Maxamed Cabdi Kaliil
  2. Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan iyo
  3. Hogaamiyihii Ahlu suna ee degaanaasi Cusmaan Maxamed Aw Libaax.

Mas’uuliyiintan oo muddo 8 maalmood ah u xirnaa ciidamada Itoobiya waxay dadkii soo dhoweeyay maanta u sheegeen  inay u afduubnaayeen Itoobiya, isla markaana xoog looga soo saaray degaankoodii ay madaxda ka ahaayeen.

Waxaa la fialyaa inay Muqdisho shirar kula qaataan Dowladda xaalkeedu liiato ee Soomaaliyeed iyo dhinacyadad siyaasadeed ee dalka ka jira.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON