Ururka Somali Faces ayaa deeq lacageed gaarsiiyey Qoysaskii uu ka geeriyooday Marxuum Axmed Dowlo oo dilkiisa uu gilgilay Soomaali fara badan.
Lacag dhan $7500 oo Somali Faces ay ku ururisay Internetka ayaa la gaarsiiyey qoysaskii Marxuum Axmed Dowlo, waxaana oo qeybiyey qoysaska uu ka baxay marxuumka oo ka mahad celiyay deeqdaasi ay soo ururisay Somali Faces.
HOOS KA DAAWO