Tuesday, July 15, 2025

Somaliland oo mamnuucay Adeegsiga astaanta Soomaaliya ee Internetka (.SO) [Akhriso War-saxaafadeedka]

Maamulka Somaliland ayaa ka mamnuucday dadkeeda inay isticmaalaan astaanka Qaranka Soomaaliya ee Internerka (.SO).

Qoraal kasoo abxay wasaaradda Isgaarsiinta Somaliland ayaa lagu amray cid kasta oo cinwaan ku leh internet-ka inay adeegsato .SO sida Jaamacadaha, Shirkadaha, Bankiyada, ururada gudaha  iyo kuwa dowliga ah ee ka diiwaangashan Somaliland.

Arrintan ayaa ka danbeysay kadib markii dowladda Soomaaliya la wareegay maamulka astaanka .SO  ee astaanka cinwaanka ah ee internetka.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON