Monday, July 21, 2025

Somaliland oo shaacisay inay xirtay xidhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Wararka laga helayo Magaalada  Boorame ee Gobolka Awdal ayaa sheegaya in Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya lagu xiray Magaaladaasi xilli uu si dhuumasho ah ku tegay degaankaasi.

Boorame

Gudoomiyaha Gobolka Awdal ee maamulka Somaliland Maxamuud Cali Saleeban Ramaax ayaa sheegay in xildhibaankan ay gacanta ku dhigeen, iyadoo uu intaas ku daray in dhowaan  maxkamad la soo taagi doono.

Xildhibaanka ay Somaliland sheegatay inuu ka tirsan yahay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayay magaciisa ku sheegtay  Axmed Xuseen, iyadoo aan wax faahfaahin ah laga bixin xaaladiisa iyo sida uu degaankaasi ku gaaray iyadoo la og yahay in Somaliland ka horjeedo in mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ay degaanadeeda tagaan.

Ma jirto cid xaqiijiyay arrintan oo ka baxsan Somaliland, waxaana laga war sugayaa Baarlamaanka Soomaaliya.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON