Friday, July 4, 2025

Somaliland oo soo saaray Amar lagu xirayo Masaajidda, Dadkana fartay inay Guryahooda ku tukadaan

Guddida hortaga cudurka COVID19 u qaabilsan Somaliland oo Gudoomiye u yahay Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi ayaa soo saaray go’aano cusub oo lagu xirayo masaajidda degaanada maamulkaasi.

Qoraal ah oo ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in laga bilaabo 15-ka April muddo 4 toddobaad ah aan lagu tukan masaajidda, dadkuna ay guryahooda ku tukadaan salaadaha, si looga baaqsado faafitaanka Coronavirus, iyadoo mu’adiniinta la faray inay aadaanka ku daraan oraahda ah ‘Ku tukada Guryahiina’.

Waxaa kaloo Guddiga uu waqti dheerad ah ku kordhiyey xirnaashaha dhammaan Goobaha Waxbarashada iyo xuduudaha Somaliland.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON