Monday, June 23, 2025

Soomaali loo heysto inuu Xaaskiisa ku dilay Mareykanka oo lagu qabtay Dalka Panama. [Sawirro]

Nin Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inuu xaaskiisa ku dilay dalka Mareykanka horaantii bishan Maarso 2019 ayaa lagu qabtay dalka Panama.

Ninkan oo lagu magacaabo C/casiiis Keerow oo 45 sano jir ahaa ayaa loo jaray warqadka lagu soo qaban lahaa, waxaana loo heystaa dilka xaaskiisa Muna Salaad Kuuri. 36 sano jir oo Guri ay ka deganaayeen magaalada San Diego ee dalka Mareykanka laga helay meydkeed, waxaana dhacday in la waayey meel uu jaan iyo cirib dhigay.

Jimcihii maanta ayay Booliska San Diego shaaciyeen in C/casiis Keerow lagu qabtay dalka Panama markii la ogaaday 20-kii Maarso inuu galay dalkaasi, iyadoo la filayo in loo dhoofiyo dalka Mareykanka toddobaadkan loogu maxkamadeeyo.

Ad

Booliska ayaa ogaaday in C/casiis hore loogu soo eedeeyay Daroogo, waxaana qoyska xaaska uu dilay ay sheegeen inuu dembiile ahaa, isla markaana uu isagu dilay gabadhooda.

Muna Salaad Kuuri.
C/casiis Keerow
Muna Salaad Kuuri.
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON