Monday, June 23, 2025

Soomaaliya iyo Imaaraadka oo shir muhiim ah u furmayo [Yuusuf Garaad oo u dhoofay Dubai]

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa maanta u dhoofay dalka Imaaraadka Carabta.

Wafdiga uu hogaaminayo wasiirka ayaa sii maray magaalada Nairobi, waxaana lagu wadaa inuu caawa gaaro magaalada Dubai, isagoo hordhac u ah wafdi kale oo madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda dalkaasi.

Shir madaxeed labada dal ee Imaaraadka iyo Soomaaliya Isniinta uga furmaya Dubai ayaa la sheegay in dowladda Soomaaliya uu uga qeyb geli doono madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaajo oo isna dhowaan u dhoofi doona dalkaasi.

Ad

Danjiraha Imaaraadka ayaa casuumaad soo gaarsiiyay madaxda Soomaalida, waxaana Imaaraadka la filayaa inuu taageero dhaqaale iyo deeq loogu talogalay abaaraha siiyo Soomaaliya.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON