Saturday, July 5, 2025

Soomaaliya oo ka mida Dalal Deyn darteed ku weynaya Codkii Golaha Qaramada Midoobay (Akhriso)

Qaramada Midoobey ayaa shaacisay 10 Dal oo lagu leeyahay lacagta Qaaraanka, kuwaasoo ay ka mid tahay Soomaaliya, iyagoo wey doona codkii ay ku lahaayeen Q/Midoobay.

Soomaaliya oo ah dalka labaad ee lagu leeyahay lacagta ugu badan iyo dalalka kale waxaa meesha laga saarayaa xuquuqdii ay u lahaayeen inay ka codeeyaan Golaha Qaramada Midoobey, haddii ay bixin waayaan lacagtaasi oo qeyb ka ah miisaaniyadda howlagalka Qaramada Midoobey.

Dalalkan 9 ka mida ay Afirkaan yihiin ayaa waxaa soo wehliya dalka Iran, waxaana dal waliba iyo lacagta lagu leeyahay ay kala tahay, sida soo socota:

1- Soomaaliya waxaa lagu leeyahay lacag dhan: $1,443,640.

2- Iran: $16,251,298

3- Congo: $90,844

4- Zimbabwe: $81,770

5- Cental African Republic: $29,395

6- South Sudan: $22,804

7- Niger: $6,733

8- Comoros: $871,632

9- Sao Tome and Principe: $829,888

10 Libya: $705,391.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON