Thursday, June 26, 2025

Suldaan sheegay inuu Muqdisho ku xiray Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid

Mid ka mida odayaasha dhaqanka iyo isimada degaanada Puntand ayaa sheegay inuu xabsiga dhigay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid.

Suldaan C/casiis  Afgaduud ayaa xiriir uu la sameeyaya warbaahinta Muqdisho u xaqiijiyay inuu ku xiran yahay saldhiga Booliska degmada Xamarjajab ee magaalada Muqdisho.

Suldaanka ayaa ku eedeeyay inuu xarigiisa ka dambeeyo Ra’iisal wasaaraha waqtigiisa dhammaaday ee Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.

Wararka ayaa sheegaya in suldaanka oo ah nin aftahan ah, aadna ugu kacsan siyaasiyiinta kasoo jeeda Puntland xarigiisu ka dhashay arrimo siyaasadeed iyo ololaha doorashada.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON