Thursday, July 17, 2025

Taabit Cabdi oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa cusub ee Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa magaalada Muqdisho u magacaabay nin ay saaxiibo dhow yihiin.

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ayaa lagu magacaabaa Taabit Cabdi Maxamed, wuxuuna hore u ahaa safiir ku xigeenka Soomaaliya ee magaalada Washington.

Taabit ayaa ka mid ahaa saaxiibada ugu dhow madaxweynaha oo ka dhex muuqday ololihii doorashada madaxweyne Maxamed  C/llaahi Farmaajo, waxaana golaha wasiirada looga reebay in xilkan loo magacaabo.

Madaxweyne kasta oo Villa Somalia yimaada ayay caado u noqotay inuu Gobolka Banaadir u magacaabo shaqsi ay isku dhow yihiin, maadaama caasimaddu ay tahay halka kaliya ee dhaqaalaha ay ka hesho dowladda.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON