Thursday, July 10, 2025

Taallooyin qaawan oo laga sameeyay muuqaalka Musharaxa Donald Trump [Daawo Shactaro]

Magaalooyinka Mareykanka qaarkood ayaa la sugay taallooyin  laga metelay Musharaxa Xisbiga Jamhuuriya ee Xisbiya Jamhuuriga dalka Mareykanka Donald Trump isagoo qaawan,

taasoo keentay in dadka caadiga ay sawiro isaga qaadaan taallooyinkaasi oo si shactaro leh ay ugu maadeystaan.

Kooxda ka dambeysa sameynta taallooyinka laga metalay suurada Donald Trump ayaa taageero badan heshay, waxaana arrintan laga dhigtay majaajilo soo jiidatay dad fara badan.

Magaalada New York ayaa laga qaaday Taallooyinkii laga sameeyay Donald Trum oo qaawan iyadoo loo aaneynayo inaan fasax looga heysan dowladda hoose ee magaaladaasi, laakiin waxay suran yihiin magaalooyin badan.

DAAWO SAWIRRADA

Donald

Donald1

DOnald2

DOnald3

Donald4

Donald5

Donald6

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON