Tag: C/llaahi Sanbaloolshe

C/llaahi Sanbaloolshe: ”Soomaalidu waxay joojin doontaa inay Doorato qof aad loo amaanay Farmaajo kadib”

Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa sheegay in Soomaalida inay mar danbe joojin doonto qof aad loo amaanay Farmaajo...

Sanbaloole oo Qoraal uga jawaabay Wareysigii muranka dhaliyey [Akhriso Caddeyn iyo is-difaacid]

Asc dhaamaan aqyaarta halkaan ku jirta. Waxaan rabaa in halkaan ka sameeyo point of clarification oo ku saabsan wareysi aan siiyay Dalsan...

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo iska fogeeyay Warkii kasoo yeeray Sanbaloolshe, kuna tilmaamay..

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna guddoomiyaah xisbiga UPD ayaa iska fogeeyay war muran dhaliyey oo kasoo yeeray Taliyii...

C/llaahi Sanbaloolshe: “Waxaa la i gaarsiiyey inay i doorato jufadeyda hoose ee Cali Madaxweyne..”...

Taliyihii hore ee Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ka hadlay qaab dhismeedka dowladda Somalia, isagoo sheegay inaan...

Sidee Madaxweyne Farmaajo uga jawaabay Dhiibistii Qalbi-dhagax..? [Su’aal kale oo ka dhalatay..-AKhriso]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadaly arrinta dhiibistii sarkaalkii ONLF ee Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo muran weyn...

Sanbaloolshe oo Kashifay Ciddii lahayd Go’aanka dhiibista Qalbi-Dhagax & Arrimo xasaasi ah [Dhageyso]

Agaasimihii hore ee Hay'adda Nabadsugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ka hadlay sidii ay u dhacday xil ka qaadistiisa iyo kiiskii dhiibista Qalbi-dhagax...

Sanbaloolshe oo Jawaab kulul iyo Hanjabaad u diray Xildhibaan Mahad Salaad [DHAGEYSO]

Agaasimaha Hay'adda Nabadsugiddda C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa jawaab kulul u diray xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka. Isagoo ka hadlayay caawa...

KASHIFAAD: Sanbaloolshe oo jagadii Safiirnimo ka doortay Xildhibaan: Sidee uga baxay kooxdii Damujadiid.?

Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Turkiga C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa mar qura la arkay isagoo olole ugu jira inuu ka mid noqdo xildhibaanada...

Sidee Sanbalooshe loogu magacabaay safiirka Soomaaliya ee Turkiga? (Danjire Mursal oo la sagootiyay+Dokument)

Waxaa magaalada Ankara loogu sameeyay xafladan sagootinta ah safiirkii Soomaaliya u fadhiyay DalkaTurkıga  Maxamed Mursal Sheekh oo xilkii laga qaaday dhowaan, waxaana xafladaasi  oo ka dhacday Hotelka Hilton...
error: Content is protected !!